Trump oo lagu ganaaxay labo Milyan oo dollar & sababta uu ku muteystay

Maxkamad ku taalla Magaalada New York ee dalka Mareykanka ayaa ku xukuntay Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump inuu bixiyo ganaax lacageed oo dhan 2 milyan oo doollar ka dib markii lagu helay inuu si khaldan u isticmaalay lacag ay lahayd hey’ad gargaar. Madaxweyne Trump ayaa la sheegay inuu Lacagta u adeegsaday ololihiisa doorashada ee sanadkii 2016-ka. … Continue reading Trump oo lagu ganaaxay labo Milyan oo dollar & sababta uu ku muteystay